Você está na página 1de 2

1

Setting Up
Your Digital-to-Analog Converter Box
fdafdafdafdA
(Basic)
Xaashidan Runta waxay sheegaysaa rakibaadda sanduuqa u badalidda digitalka analog adiga
oo haysta antennadaada hadda iyo TVga analogga . Hagahani wuxuu kaaa cawin doonaa
sidaad u diyaargaroobi lahayd si marka aad iibsanayso sanduuqa badelaha ah aad u garato
waxa aad filayso/kaa hor iman kara iyo inaad gacan u baahan karto rakibaadiisa
Alaab: Waxaad u baahan doontaaTVga analogga, antennada aad isticmaalaysay (gudaha ama
Coaxial Wire
dibadda), iyo waayirada hadda ku xidhiidhiya antennada TVgaaga (si u muujinayo sawirka
midigta). Sanduuq badalahaa cusubi wuxuu la iman doonaa wayar xidhiidhiya iyo fogaan-ka-hagid
(a remote control). Inta aanad bilaabin rakibaadda sanduuqa badelaha ah, waa in aad ka soo saartaa TVgaaga.
Talaabada n kala fur ama ka soo saar waayarka coaxial
anteenadaada TVgaaga Antenna In (RF) port.

Talaabada o Ku gali ama ku xidh coaxial waayarka hadda jira


Antenna In (RF) qaybta Sanduuq Badalahaaga.

Talaabada p Adigoo isticmaalaya coaxial waayarka la socda


Sanduuqaaga Badalaha ah, Ku xidh hal dacal/koone Dibadda
TV (RF) qaybta ku taal Sanduuq Badalaha. Ku xidh
dacalka/koonaha kale Antennada (RF) ee TVgaaga.

Talaabada q Xidh meelha awoodda ee Sanduuqa badelaha korkiisa ah iyo TVga si u noqdo awooddu meel
ay marto dabadeedna fur TVgaaga iyo Sanduuqa Badalahaba. Adigoo isticmaalaya hab-tilmaameedka la
socda Sanuduuqaaga Badalaha ah, Ku toosi codka TVga mowjadda 3 ama 4. Adoo isticmaalaya ka hagaha
meesha fog ee la socda Sanduuqaaga Badalaha ah, raac hagaha ku rakiban muraayadda si aad ubaadho
mowjadaha DTV ee la heli karo, bilowna ku raaxaysiga faaiidada Talafishanka Digitalka!
Haddii Sanduuqaaga Badaluhu la socdo qaab analogu dhex marayo , rakibaadani/qaaabkani wuxuu waliba
kuu saamaxayaa in aad hesho xarumo kasta oo wali ku baahiya analogga degaankaaga. Raac habtilmaameedka ee la socda Sanduuqaaga Badalaha ah si aad u hesho mowjadaha analog ah.
Si aad u heshid hab-tilmaamid oo ku saabsan sida aad u xidhiidhin lahayd sanduuq badalahaaga haddii
aanay ku jirin qaab analog oo ka dhex gudbe/mare ah ama hab-tilmaamayaal la xidhiidha sidaad ugu xidhi
lahayd sanduuqaaga badalaha ah qayba kale sida VCR, eeg www.dtv.gov ama kula xidhiidh FCC e-mailkan
dtvinfo@fcc.gov; ama wac 1-888-CALL-FCC (1-888-225-5322) cod ama 1-888-TELL-FCC (1-888-835-5322)
TTY.

Federal Communications Commission

..

1-888-CALL-FCC (1-888-225-5322)

Consumer & Governmental Affairs Bureau

.
.

TTY:
.
1-888-TELL-FCC (1-888-835-5322) .

445 12th St., SW

Fax: 1-866-418-0232

Washington, DC 20554
www. fcc. gov/ cgb

-2-

U jeedada Dokomentigani waa bare macmeel oo kaliya loogaman jeedo in ay raad ku yeelato habraacyo ama xaalado ku lug
leh arrimaha mowduucan iyo wixii la xidhiidha.

.
06/09/08

Federal Communications Commission

..

1-888-CALL-FCC (1-888-225-5322)

Consumer & Governmental Affairs Bureau

.
.

TTY:
.
1-888-TELL-FCC (1-888-835-5322) .

445 12th St., SW

Fax: 1-866-418-0232

Washington, DC 20554
www. fcc. gov/ cgb

Você também pode gostar