Escolar Documentos
Profissional Documentos
Cultura Documentos
si aad u haraad beeshid BAL QIYAAS markaad gaadhay halkaas kana heshay biyo caruurtaada dilaya oo kaliaya
water
water
water
Ma ogtahay marka laysku celceliyo qofka ku nool UK inuu maalintii ku isticmaalo gurigiisa 150 litre oo biyo ah maalintii. Saddex meelood meel ahaan waxa la raaciyaa suuliga in badanina way khasaarowdaa?
Biyaha waxa loo arkaa iney yihiin nimco Ilaahay ina siiyay oo dhawra jiritaanka nolosha, dunida iyo nadaafadda biniaadamka. Markaas waa ineynu samaynaa wax kasta oo aynu biyaha ku dhawreyno. Nabi Maxamed (SCWS) wuu reebay khasaareynta biyaha xataa hadday kuula muuqdaan iney badanyihiin waxaanu yidhi Biyaha ha khasaareynina xataa haddaad ku weyseysaneysaan wabi aad u soconaya qarkiisa Al-tarmadi 427. Waxa jirta siyaabo badan oo biyaha aynu u dhawri karno. Xasuuso iney Khadiiji maylal iyo maylal u socon jirtay si ay biyo u soo dhaansato. Run ahaantii waa ineynu mar labaad ka fekernaa inta aynaan isasiinin hadyaddan qaaliga ah!
HALKAN WAA SIYAABO KAA CAAWIN KARA INAAD BILOWDID DHAWRISTA BIYAHA:
Ha u deyn iney socoto qasabadu markaad cadayaneysid, gadhka xiiraysid ama aad wajiga dhaqaysid. Hadaad taas yeeshid waxa khasaaroobi karta in ka badan 10 litir daqiiqaddiiba! Tuushka ku maydho halkaad baadka buuxsan lahayd- waxaad kalabadh dhimaysaa biyaha aad isticmaalaysid. Sida ugu dhkhsaha badan u samee liigista qasabadaha, madaxyada tuushka iyo musqulaha biyaha ah qasabadaha dibcuhu ka soconayaan waxay maalintii lumin karaan ilaa 4 litir oo biyo ah. Bedel waysarada qasabadaha ee dhamaada waana si rakhiis ah oo biyahay aad ku dhawreysid. Markasta mashiinka dharka lagu maydho iyo kan weelka lagu maydho ha isticmaalin ilaa aad buuxin kartid hana sii hor maydhin. Saabuunahan dharka lagu maydho badankoodu awood ayey u leeyihiin iney wisikhda maydhaan adigoon sii hor maydhin. Kuleyli biyha intaad u baahantahay si aad biyaha iyo tamartaba u dhawrtid. Kildhigu wuxuu isticmaalaa tamar ka badan mid kasta oo ah qalabka kale ee guriga yaala. Weel u dhig biyaha roobka oo ku waraabi dhirta beerta ku taal. Talaagadda gasho qaruurad biyo ah ama koobka biyaha halkii aad qasabadda ka furi lahayd inta biyaha qaboobi ku soo gaadhayaan. Ha iscticmaalin tuunbada baabuurta lagu maydho ee ku maydh baaldi iyo isbuunyo. Hubi in la shaqlay beebabka iyo qasabadaha debedda ku yaal xiliga qabawga xagaaga. Beebabka biyaha ee qarxa iyo weliba kuwa biyaha wasakhda ahi waxay dhibaato xun u gaysan karaan gurigaaga. Yaree biyaha uumi ahaan u luma markaad subaxa hore ama galabtii aad waraabineysid beertaada. Tashiil biyaha markaad wayseysaneysid. Nabi Maxamed (CSWS) ayaa taas lagaga dayan karaa. Wuxuu ku wayseysan jiray hal Mud oo biyo ah [ oo la mid ah 2/3 litir] waxaanu ku maydhan jiray hal Sac ilaayo 5 Mud [ oo la mid ah 2-3 1/2] litir]. Al-bukhaari 1.200
Soomaali
water
In 2002, 1.1 billion people were without access to safe drinking water.* 42% of the worlds population lack access to basic sanitation.*
IMAGINE turning the tap and nothing coming out IMAGINE walking miles and miles just to quench your thirst IMAGINE getting there only to find that the water available could kill your children Can YOU imagine a life without water?
By 2025, around two thirds of the worlds population will live in areas facing serious water problems.** Women and children can spend up to three-quarters of their day walking to collect water.
#
Please cut here and keep it where you can see it.
Did you know that the average person in the UK uses 150 litres of water every day in the home, flushing one third of that straight down the toilet and wasting much more?*
Water is considered a blessing from God that sustains life and our earth and purifies mankind, so we should do all we can to conserve it. The Prophet Muhammad (pbuh) forbade waste even if seeming plentiful when he said Do not waste water even if performing ablution (wudu) on the bank of a fastflowing (large) river. Al-Tirmidhi 427. There are lots of things we can do to save water. Remember that Khadija would have to walk miles and miles to fetch water we should really think twice before taking this precious gift for granted!
Love Water, Love Life aims to spread awareness of the conditions faced by people in developing countries and provide you with useful tips on how to conserve water. By conserving water and energy, you can help tackle climate change, which in turn can reduce the frequency of natural disasters such as flooding and droughts.
Khadijas story
In Somalia, Khadija and her villagers used to walk miles to the nearest well to gather water for her family and livestock. Tired, thirsty and with the threat of tribal violence over such a scarce resource, Khadija struggled to make the journey so essential for her familys survival. In 2007, Muslim Aid dug 30 shallow wells in the Dinsor and Baidoa area of the Bay region, southwest Somalia.
Before this well was dug, we travelled for a whole day to reach a well which was very difficult. We walked all the time, stopping for only an hours rest before we had to start our journey again. Clan confrontations are very common, especially over water, but now that is minimised; we do not have to cross territories owned by other tribes or clans who might not be happy when we bring our herds for water. I am happy I do not have to travel miles to give water to my cows and fetch water for my family. The wells provided Khadija and her family with clean drinking water, safe from diseases and available in an area that experienced some of the harshest droughts in history. Mr. Guudle, head of Khadijas community, welcomed the well project. Before the wells, we had two problems. The first was the danger from crocodiles that harmed our wives and children when they tried to fetch water from the river I can remember more than 15 incidents of such attacks. Secondly, because the river water was not always clean, our people suffered diseases and it was difficult to get medicine. Now there is a well here, my people are safe from harm and have fewer illnesses caused by dirty water.
Supported by:
International Head Office P.O. Box 3, London, E1 1WP t: +44 (0)20 7377 4200 f: +44 (0)20 7377 4201 e: mail@muslimaid.org www.muslimaid.org